Hargaysa{Khaatumonews}Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ciyaaraha iyo Dhalinta Somalialdn Cabdikariim Xuseen Siciid Oo Warbaahinta Kula Hadlay hargaysa ayaa Soo bandhigay qorshe Weyn oo Ay Ka shaqeeyen Jaaliyada Isaaq ama Somaliland,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Agaasimaha ayaa sheegay in Sanadka 2020 Somaliland lagu qaban dono Tartanka Ciyaaraha Dalalka aan la aqoonsan ee COFINA.

Waxaa uu intaasi ku daray in Cod Loo qaaday sanadka 2020 meesha lagu qabanaayo tartanka ciyaaraha dalalka aan la aqoonsan islamarkaana dalalkaasi oo ku dhow 200 dal ay somaliland u codeeyen ku dhawaad 120 dal in ay marti galiso 2020 tartanka ciyaaraha. Halka 80 dal aan la aqoonsan ay diiden.

Isku soowada duubo qorshahan hadii uu hirgalo waa mid magac weyn u soo hoyn doona maamulka Hargaysa sida u sheegay Agaasimaha ciyaaraha Somaliland Qorshahan waxaa ka shaqeeyay Jaaliyadda Yurub Ee Isaaq.