600 DAAWO::Dawladda Somalia Ka Hadashay Maxaabiis Shabab iyo Daacish ah Oo Isugu tagay Nin Ajanabi Ah oo la xidhnaa? | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

DAAWO::Dawladda Somalia Ka Hadashay Maxaabiis Shabab iyo Daacish ah Oo Isugu tagay Nin Ajanabi Ah oo la xidhnaa?

Taliye kuxigeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jen. C/kariin Cali Afrax oo Warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay dhaawac la sheegay in gudaha xabsiga dhaxe loogu geestay nin ajnabi ah oo ku xirnaa xabsigaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxa uu sheegay Jen. C/kariin Cali Afrax in labo nin oo katirsanaa kooxaha Daacish iyo Al Shabaab oo xabsiga ku xirnaa ay damceen in dhibaato ku gaarsiiyaan gudaha Xabsiga Nin ajnabi ah balse qorshahaasi la fashiliyay.

Taliyaha ayaa sheegay Anthony Thomas uusan qabin dhibaato badan lana bad baadiyay, waxa uuna xusay in Xabsiga dhaxe kusoo booqdeen Saraakiil ajnabi ah oo ka socday Shirkadda Bancraft ayna indhahooda ku arkeen in Thomas uusan dhib gaarin .

Ninkan ajnabiga ah ee lagu weeraray gudaha xabsiga dhaxe ayaa u dhashay Ingiriiska, waxaana ninkan amartay in xabsiga dhaxe lagu sii hayo Maxkamada gobolka Banaadir kadib markii laga shakiyay lagana soo xiray garoonka Aadan Cadde xili uu ka dhoofayay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...