Deg Deg Daawo Video:Wasiir ka Tirsan Maamulka Muuse Biixi Oo Hospitaalka La dhigay Iyo muuse Oo Dagdag U Booqday?

Hogaamiye Beeleedka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Hospitaalka Hargaysa kU Booqday Mid kamid ah Golihiisa Wasiirada .

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiira Caafimaadka Somaliland ayaa Hospitaalka la dhigay Kadib markii Xanuun ku soo Booday kaaso Ka haleelay Lug iyo gacan,