600 Deg Deg Daawo sawiro:Al Shabaab oo soo bandhigtay Gaari Gaashaaman ay ka qabsadeen Milatariga Somalia | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo sawiro:Al Shabaab oo soo bandhigtay Gaari Gaashaaman ay ka qabsadeen Milatariga Somalia

Al Shabaab ayaa deegaan katirsan gobolka Shabeelaha Hoose kusoo bandhigtay gaari gaashaaman oo ay lahaayeen Milatariga Soomaaliya, waxaana Shabaab gaarigan kala wareegeen ciidankii watay.

Gaarigan Gaashaaman ay lahaayeen Milatariga Soomaaliya ayaa Shabaab waxa ay ku xireen calankooda waxaana dusha sare iyo gudaha gaarigan ka fuulay dagaalyahano katirsan Al Shabaab.

Al Shabaab ma sheegin sida ay ku qabsadeen gaarigan iyo waliba xiliga ay qabsadeen, waxaana gaarigan Gaashaaman kamid yihiin gaadiid dowlada federaalka gaar ahaan Milatariga deeq ahaan loo siiyay.

Dagaalyahanada Al Shabaab ayaa marar badan weeraro ay ku qaadeen xeryo ay leeyihiin ciidanka milatariga Soomaaliya ku qabsaday gaadiid dagaal , hub kala duwan iyo sidoo kale saanado ciidan .

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Buuhoodle iyo xaalada Oo Kacsan
- Jan 13, 2021
Waxaa Magaalada Buuhoodle Ka dhacay Dil salka ku haya dil dhawaan Ka ...
Gunimada Hadhaysay Reeraha Dhulbahante Ee Safafka ugu jira Diiwaangalinta isaaq iyo Sida caqliga Looga Dilay
- Jan 12, 2021
Maamul Beeleedka SNM Deegaano kamid ah Gobolada SSc oo u badan Tuulooyin waxaa ...
Muuse Biixi iyo Faroole Ka Wadahadlay Nabad Galyada Diiwaangalinta Sool iyo Sanaag
- Jan 12, 2021
Maamul beeleedka SNM ayaa Kawada Diiwaangalinta Doorashada Golaha Wakiilada iyo Deegaanka Maamulkaas Qeybo ...
War Culus Oo Ka Soo Kordhay Caaqilkii Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 12, 2021
Iyadoo Magaalada BuuhoodleXarunta Gobolka Cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Magaalada, ayaa arrinkaasi ...
Deg Deg:Caaqil Lagu Dilay Gudaha BUUHOODLE,
- Jan 11, 2021
Waxaa Goordhaweyd Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Buuhoodle, Caaqilka ...