DAAWO VIDEO:Madaxweyne Farmaajo Oo Dalbaday Cafis Dhulkana Ku Jiiday Mucaaradka Dowlada

Munaasabadda lagu caleema saarayo madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash,ayaa lagu tilmaamay kulankii ugu ballaarna ee kulmiya qaybaha Soomaalida iyadoo hadallo ka jeediyen xubnihii ka qaybgalay oo uu ka mid ahaa madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweyne Farmaajo, oo khudbaddii ka jeediyay xafladdii caleemo saarka madaxweynaha Puntland ayaa dhankiisa ballan-qaaday in dowladda federaalka ay la shaqeyn doonto hoggaanka cusub ee Puntland, sidoo kale waxa uu munaasabadda ka sheegay inuu xalay dhalay qaaddan doono ,isagoo cafis dalbaday, waxa uu inta ku daray inuu la shaqeynayo dowlad-gobolleedyada.