Somaliland Yaa U Jooga Xaflada Caleema Saarka Garoowe?

Garoowe{Khaatumonews}Munaasabadda caleema saarka madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa waxaa la sheegay inay ka qayb galayaan isimo iyo masuuliyiin ka socota maamulka Somaliland oo uu hogaaminayo Boqor Buur Madow Iyo Salaadiin Kale.

Boqor Buur Madow oo Somaliland xidhay dhowr jeer oo hore ayaa kasoo qayb gali doona xaflada caleema saarka madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdulaahi Denni.

Marka laga soo tago waftigani ka imaanaya maamulka Somaliland ayaa waxa ay la kulmi doonaan madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,