Deg Deg Daawo Video:Suldaan Wabar Oo Ku Dhawaaqay inuu Wadaayo Dagaalkii Uu Kula jiray Maamulka Isaaq.

Deegaanka Awbarre oo ku yaal xuduudka itoobiya ayaa beelweynta Samaroon waxaa uga furmay shir balaadhan oo ay uga tashanaso aayaha Deegaankooda.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shirka waxaa ka soo qeyb galay isimo uu kamid yahay Suldaan wabar oo dagaal kula jira maamulka SNm islamarkaana mudo hada 5 sano ah duurka ugu jira sidii uu dhulka Samaroon uga saarilaha maamulka snm.

Suldaan Wabar ayaa shirka kaga dhawaaqay in uu sii laba jibaraayo dagaalkii uu kula jiray maamul beeleedka isaaq.