Waxaa Caawa Warbaahinta Kula hadlay degmada ceegaag ee gobolka cayn beelweynta Hayaag.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Beesha ayaa ka hadashay dilal ka dhacay Deegaanka Gocondhaale waxaana ay sheegen in tacsi u dirayaan ehelada dadkaasi.
Dhanka kale Beesha aya sheegtay in beeshu diyaar u tahay nabad iyo gogol walaaltinimo lagu dhameeyo.
