Gudoomiyaha xisbiga Ucid faysal cali waraabe ayaa Si adag ula Hadlay Xubnaha Dhulbahante Ee sugan Hargaysa ee Difaaca Isimada iyo salaadiinta Harti.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa Jira Shaqsiyaad inala jooga oo qalbiga Kala socda Majeerteniya Oo aniga Iga caayay maalin Dhaweyd Halkan adeer Ninkii Majeerten jecel iyo Boqor Burhaan adeer aad halkan waa Loo Dhintay’ ayuu yidhi faysal Oo u jawaabay saleeban Cali koore.