Wxaa Magaalada Garoowe caasimada Puntland Soo Gaadhay Xubno Kamid ah Xisbiyada ka jira Dalka soomaaliya iyo siyaasiyiin ay aad isugu Kacsan yihiin Dawlada u hogaamiyeo Farmaajo.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Xubnaha soo gaadhay Hada Garowe waxaa kamid ah Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur,Xasan sheikh maxamuud axmed Fiqi iyo in ka badan 40 Xubnood oo ay Hogaaminayaan,

Sidoo kale Waxaa Iyana Soo Gaadhay Garoowe Madaxda maamulada Jubaland.koonfur galbeed.Hirshabeele..