600 Deg Deg Daawo sawiro:Axmed Madoobe oo markii ugu horeysay ciidamo hubeysan kala Degay Garoowe | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo sawiro:Axmed Madoobe oo markii ugu horeysay ciidamo hubeysan kala Degay Garoowe

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo ka mid ahaa madax kala duwan oo saaka gaaray magaalada

Garowe ayaa halkaas kala degay markii ugu horeysay ciidamo hubeysan oo ka mid ah ilaaladiisa gaarka ah.

Ciidamada ilaalada Axmed Madoobe ayaa si weyn u qalabeysan, waxayna sitaan dareys u gaara oo calanka Jubbaland lagu xardhay, waxaana loo diyaariyay gaari Cabdi Bille ah oo qori saaran yahay.

Axmed Madoobe oo ka mid ah madaxda lagu casuumay ka qeyb galka caleemo saarka madaxweyne Saciid Deni ayey tahay markii ugu horeysay ee uu ciidamo hubeysan la tago Puntland.

Madaxweynihii hore ee Puntland C/weli Gaas ayaa ku caan baxay ilaalo u gaar ah oo uu la tegi jiray magaalada Muqdisho.

Dhinaca kale waxaa magaalada Garowe saaka gaaray ciidamada ilaalada gaarka ah ee madaxweynaha Somalia, kuwaasoo magaalada Muqdisho laga daad gureeyey.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...