Hargaysa{Khaatumonews}Xildhibaan Nacn mac oo kamid ah Xubnha barlamaanka maamulka Somaliland ayaa Ugu baaqay maamulka Muuse Biixi in ay xidhan Laanta safaarada soomaaliya ee turkiga ee ka Furan Hargaysa,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Nacnaca oo ka Hadlaaya Laanta Safaarada Ee Hargaysa ayaa yidhi ‘Niman kan safaarada sheeganaya Dadkiibay Dhiben lix Bilood ayay Soo celcelinayan Qofka Buga Siday usoo celcelinayan ayay Ku dhintan dadka Doonaya inay caafimaad u aadan Turkiga qofka Xamar oo ololaha tagaSafaarada Turkigana maalin Ma joogo markiiba waa dhoofa Sababta Laantan hargaysa ay dadka udhibayso ma garan haloo yeedho Oo Hala weydiiyo Sababta’
