600 Maxamed Kaahin iyo Muuse Biixi Oo Madaxa Is kula jira? | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Maxamed Kaahin iyo Muuse Biixi Oo Madaxa Is kula jira?

Xogta Khaatumonews.com Helayso ayaa Sheegaysa in khilaaf Culus ka dhex taagan yahay Wasirka arrimaha Gudaha maamul Beeleedka Somaliland Maxamed Kaahin iyo Hogaamiye Beeleedka Somaliland muuse Biixi.

Xiisadan ayaa salka ku haysa Kursiga Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Beesha Habar Jeclo Isla doonayso in Loo gacan galiye mar kale.

Kursiga Waxaa u hanqal taagaya Maxamed Kaahin oo qaba Damac Siyaasadeed oo ah in uu Shanta Sane Soo Socota Noqdo Hogaamiye Beeleedka Somaliland.

Muuse Biixi iyo Beeshiisuna wxaaa ay ku Dadaalaysa Sidii ay Sanadka beelaha kale Isaaq ugu Gacan galin Lahaayen Kursiga Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye.loogana saaro meesha Hagbada Jeegaanta.

Kaahin iyo Muuse Xiligan Iskuma Sanbanaana waxaana jira Guux Siyaasadeed iyo Kala shaki weyn oo soo kala dhex galay.

Beesha maxamed Kaahin ee Habar jeclo ayaa iyadu aaminsan in ay Kursiga Ku hayso Muuse Biix Sidoo kale Aaminsan in iyadu Soo Saartay qaab jeegamaysan islamarkaana aan Marnaba La dhinac mari karin Taladooda.

xogta aya intaasi Ku daraysa in Maxamed Kaahin wado xiligan Olole Culus oo ka dhan ah muuse BIixi.

Lasoco Wixii Soo kordha Khaatumonews.com

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Muqdisho Laga Dajiyay Dhaawac Aad U Badan oo laga Qaaday Baladxaawo
- Jan 26, 2021
Magaalada Muqdisho waxa xalay la gaarsiiyay dhaawacyadii ku soo dhaawacmay dagaalkii degmada Beled-xaawo ku ...
Kenya Oo Soo Saartay Qoraal u muuqda ku Digasho Dagaalka Somalida ku dhexmaraya Baladxaawo
- Jan 25, 2021
Dowladda Kenya ayaa war rasmi ah oo kasoo saartay dagaalladii xalay illaa saaka ka ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Soo Qabatay Maxabiis badan ay Ku sheegtay Ciidanka Jubaland
- Jan 25, 2021

Deg Deg Daawo:Ciidanka Jubaland Oo Gudaha Baladxaawo Isaga Duubay Muqaal.
- Jan 25, 2021
Ciidanka Jubaland ee Gudaha u galay magaalada Baladxaawo ayaa muqaal iskaga duubay Gudaha ...
Deg Deg:Dagaal Culus Oo Ka socda Balad-xaawo iyo Saraakiil lagu Dilay,
- Jan 25, 2021
Dagaal culus ayaa xalay ilaa saaka ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, ...