Garoowe{Khaatumonews}Goordhawayd waxaa ku geeriyooday GAROWE Jeneral Cabdulaahi Cali Mire (Careys) oo ka mid ahaa asaasayaashii Puntland.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Ehelladda Jenanka ayaaKhaatumonews u xaqiijiyay geeridiisa..Waxayna sheegeen maalmihii lasoo dhaafey inuu xanuunsanayay..
Kala soco haatumonews taariikh Nololeedka Marxuumka
