Laascaanood{Khaatumonews}Xili Gobolka Sool Koonfurtiisu ay ka soo Kabanaso Colaad Sokeeye oo mudo ka aloos nayd ayaa waxaa intaasi daba socda kulamada iyo ololaha nabada ee bulshada Reer sool wadan,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Hay adda SVO ayaa gobolka sool ku qabatay kulan la isku horfadhiisiyay dhalinta beelaha Qayaad iyo Bahrarsame si ay u sameeyan olole nabadeed oo ay ka midaysan yihiin kaaso laga bilaabo deegaanada colaadu ragaadisay.
