Daawo Video:Axmed Siciid Cige Oo Ka Hadlay Xaalada cakiran Ee Somaliland?

Wariyaha Rugcadaaga ah ee axmed siciid Cige oo la hadlaayay maanta Somalicable Tv ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee maamulka somaliland hada Fooda Galiyay,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Axmed Siciid Cige waxaa uu ka hadlay oo ku nuuxnuux saday isbdelka ku yimid Dhanka Siyaasada ee somaliland iyo Xiisada hada ka taagan arrimaha Doorashooyinka maamulkaasi iyo mudo Kordhinta sanadka ah ee golaha wakiilada maamulkaasi loo sameeyay,