War Deg Deg Ah::-Golaha Guurtida Maamulka Somaliland Oo Hadda Ku Dhawaaqey Muddo Kordhin,
Hargaysa{khaatumonews}Golaha Guurtida maamulka Somaliland ayaa waxaa ay iminka ku dhawaaqeen muddo kordhin ay u samayeen golayaasha wakiilada iyo Guurtida .
Guurtida ayaa ku dhawaaqdey in ay doorashada golaha wakiiladu ay dhici doonto bisha 12 ee sanadka 2019 , sidoo kale na ay doorashada golaha guurtida ay dhici doonto bisha 12 ee sanadka 2020.
Muddo kordhintan kumay jirin lagumana soo hadal qaadin golayaasha deeganka oo muddo xileedkoodu dhamaanyo bisha saddexad ee sanadkan;

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.