600 Deg Deg::Khilaaf soo gala dhex galay Madaxda dowlad degaanka iyo mas’uuliyiin la xiray | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg::Khilaaf soo gala dhex galay Madaxda dowlad degaanka iyo mas’uuliyiin la xiray

Jigjiga{Khaatumonews}Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomalida ee dalka Itoobiya ayaa waxa ay sheegayaan in Khilaaf soo kala dhex galay Madaxweynaha dowlad degaanka Mustafe Maxamed Cagjar iyo Gudoomiyaha Xisbiga talladda dowlad degaanka haya Axmed Shide ahna Wasiirka Maaliyadda Itoobiya.

Khilaafkaan ayaa ka dhashay qaabka lagu waddo in loo qabto kulanka guud ee xisbiga iyo dadka lagu waddo in ay kasoo qeyb galaan, islamarkaana isbedel lagu sameeyo hanaanka xisbigga, Maadaama uu wali ku dhisan yahay habkii Cabdi Maxamuud Cumar.

Qaar ka mid ah Waxgaradka dowlad degaanka ayaa ku howlan xalinta Khilaaf, maadaama maamulku uu yahay mid dhawaan uu ku dhacay Isbedel guud uuna xiran yahay Madaxweynihii dowlad degaanka Cabdi Maxamuud Cumar.

Dhanka kale Cabdulahi Itoobiya oo horay u ahaan jiray Madaxweyne Kuxigeen ayaa Jigjiga lagu xiray, waxaa loo heystaa in uu ka qeyb ka ahaa falal ka baxsan Xuquuqda Aadanaha oo ka dhacay dowlad degaanka intii uu ahaa Madaxweyne ku xigeenka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Booliska Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay
- Jan 18, 2021
Booliska wadanka Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay https://www.youtube.com/watch?v=dttG-WKO_c4
Deg Deg:Farmaajo Si Rasmi Ah Gedo ugu Wareejinaya Axmed Madoobe,
- Jan 18, 2021
Dawlada Fadaraalka ah ee soomaaliya, ayaa wada qorshe ay Gobolka Gedo ugu wareejinayso Maamulka ...
Deg Deg:Ciidanka Itoobiya Oo Buuhoodle Ku Xidhay 40 oday,
- Jan 18, 2021
Xaalada Magaalada Buuhoodle, ayaa saaka kacsan kadib isfahan waa ka dhashay dilal ka ...
Deg Deg Daawo; Xildhibaan Mahad Salaad Oo Eedayn U Jeediyey Farmaajo
- Jan 18, 2021
Xildhibaan Mhada Salaad Oo kamid Ah Xildhibanada Dawlada FedraalkaA Soomliya Ayaa Eedayn Kulul U ...
Daawo:Shir Buuhoodle Ku Dhexmaray Garaad Cabdirisaaq iyo Saraakiil Itoobiyan ah Iyo Hanjabaad Ay diren,
- Jan 17, 2021
Garaad Abdirisaaq oo Kulan Gaar ah la Qaatay Wafti ka socda Dawlada DeegaankaSoomaalida itoobiya ...