Maagaalada jigjiga ee caasimada maamulka soomali state ayaa shacabka magaaaladaasi waxaa ay dhigen isku soobax balaadhan.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Isku soobaxan ayaa looga soo hor jeeday Xasuuq iyo Dilal Loo geestyay Beesha Ciise Oo u geeesten Ciidamada Canfarta kuwa New Booliska.
