DAAWO VIDEO:Waxyaabihii Muuse Biixi la foolxumaa Xilliyadii Cigaal & Siilanyo Madaxtooyada Fadhiyeen oo Maanta la qurux batay

 Magaalada Hargeisa waxaa  Kulamo kala duwan oo ka dhacay siwayn loogu dhaliilay Xadhiga Abwaanada, Saxafiyiinta iyo Qareenada , Kaasi oo la sheegay in loo marayo Hanaan Sharci darro ah