Daawo Video:Dhaanto Caleema Saarka Madaxweyne Deni”Baxsan laascaanood Buuhoodle iyo Banyaal’

Shabakada Khaatumonews.com waxaa ay halkan idiin ku soo Gudbinaysa Muqaalka Dhaanto Cusub oo Loo sameeyay madaxweyne Deni oo loogu Talo galay caleema saarka Madaxweynaha.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhaantadan waxaa ku Codeeyay Fanaanka weyn Cabdi Dhaanto waxaana Midheheeda ku jira Ereyo macaan,