Deg-deg Daawo Vidoe:- Militaryga Ethiopia oo la Wareegey Wariye Coldoon & Xaaladiisa oo Halis ku sugan

(KhaatumoNews) Maalintii labaad waxaa xiran Wariye coldoon oo shalay ciidamada layuu boolis ka qabteen ayaa waxaa gacan ku hayntiisa la wareegay Ciidamada Milataryga Ethiopia.

Halkan ka daawo Video

Cabdimaalik ah wariye kasoo jeeda deegaanka gaashamo isagoona si adag uga soo horjeeday Maamulkii dhacdey ee uu hogaaminayay cabdi maxamuud cumar, Wariye coldoon ayaa laga cabsi qabaa in maalmaha soo socda uu kasoo muuqdo maxkamad ku taala Ethiopia Sida aan wararka ku helayno.