Wararka Shabakada Khaatumonews.com Hada ku soodhacaya warqabadkeeda ayaa noo Xaqiijinaya In maleeshiyada Maamulka Somaliland Ay Lawareegen Ceelka Shidaalka Holhol.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Maleeshiyo Hubaysan oo ku Gashaaman Gaadiidka dagaalka ayaa Xeryo Ciidan ka samaysatay Dhinacyada Ceelka Shidaalka Holhol oo ku yaal Gobolka Sool.
Ilaa Hada Macada Sababta Maleeshiyada Muuse Biixi Isugu Gadaamtay Ceelkaasi Oo ah ceel Shidaal oo ahmiyad gaar ah U leh Geeska Afrika iyo Guud ahaan Dalka Soomaaliya.
Wixii Ka Soo Kordha Kala soco Khaatumonews.com
