600 Deg Deg:Tirada Wariyaasha alshabab ee dawladu Dishay iyo Idaacadii alshabab Oo La burburiyay? | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Tirada Wariyaasha alshabab ee dawladu Dishay iyo Idaacadii alshabab Oo La burburiyay?

Duqeyn ka dhacday Gobolka Jubada Dhexe ayaa lagu burbiriyey Xaruntii Idaacadda Al Shabaab taas oo ku taalay Degmada Jilib.

Duqeynta ayaa khasaaro lixaad leh gaar siisay Wariyeyaal ka tirsan Al-Shabaab kuwaas xiliga duqeyntu dhacday ku sugnaa xarunta.

Saraakiil ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa xaqiijiyay in duqeyn lala beegsaday Idaacadda Al-Andulus oo ah idaacad ku hadasha Afka Al-Shabaab, iyadoo halkaas lagu dilay ku dhawaad 20 dagaalame.

Warbaahinta Dowladda ayaa sheegtay in ugu yaraan 5 kamid ah Wariyaal ka tirsan Al Shabaab halkaas lagu dilay sidoo kalena lagu buriyey Xarunta Idaaacadda.

Sidoo kale wararka ayaa intaas ku daraya in Duqeynta kadib halkaas dusha kaga soo dageen kumaaandoos katirsan Malatiriga Soomaaliya kuwaas oo goobta ka sameeyey howlgal qaatay muddo saacad ah.

Magacyada wariyasha Idaacada Al Shabaab ka hadlayey ee ladilay waxaa kamid ah Feysal Yare, Maxamed Aadan Nasrudiin, Cabdikariim Seyfulah iyo Xasan Cabdiraxmaan oo Gobolka Gado u qaabilsanaa kaas markii danbe Jubada dhexe u wareegay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...
Deg Deg; Daawo Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey Famaajo
- Jan 19, 2021
Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Dawlada Fedraaalka Soomliya Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey ...
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...
Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Khaatumonews.com
- Jan 19, 2021
Shabakada Caalamiga Ah Khaatumonews.com waxay dib u furtay mudo bilo ah kadib qeybaha Fariimaha ...