Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntland C/xakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) ayaa waxa uu maanta magacaabay Gudoonka Gudiga Doorashada qaban qaabinaya Ee Berri dhaceysa.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxay Gudigaan la magacaabay shaqadooda noqoneysaa sidii ay uqaban lahaayeen Doorashada Gudiyada Joogtada Baarlamaanka Puntland.
