Deg Deg Daawo Video:Reer Buuhoodle Oo Udiray Fariin Deni iyo Karaash iyo Kooxda Foofiyad Ku Macaashka Ah?

Waxaa Magaalada Buuhoodle Shir Balaadhan Ku qabtay Qaar kamdi ah odayaasha Deegaanka Buuhoodle.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shirka odayaasha ayaa daarana Fariin Ku socota Madaxweynaha Puntland Deni iyo Ku xigeenkiisa Axmed Karaash iyo Kooxda Isimada ah Ee Koofiyad Ku Macaasha Ah,