Deg Deg Daawo Video:Madax Dhaqameedkii Sacad Muuse Oo U Jawaabay Buurmadow?

Beelaha Ku midoobey Jeegaanta ee sacad Muuse Ciise muuse iyo habar jcelo ayaa Xiligan waxaa ka dhex taagan Xiisad la xiriirta Cidii Noqon Lahayd shanta Sane Soo socota Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Bisha labaad ee Sanadkan lagu Wado in uu Muuse Biixi Wareejiyo Xilka Gudoomiye nimo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba beesha Habar Jeclo waxaa ay Xiligan isku Dyaarinasa in lagu Wareejiyo talada Xisbiga si ay mar kale isugu soo Sharaxdo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye una Noqdan madaxweynaha Badeli doona Muuse Biixi.

Boqor Buurmadow waxaa uu dhawaan Ka Muujiyay Walaac kursiga gudoomiyaha oo u sheegay in shaki weyn ay qaban Habar jeclo in laga weeciyo iyaga.

Hadaba mid kamid ah Madax dhaqameedka Beesha Muuse Biixi oo maanta u jawaabaya buurmadow ayaa yidhi’ Adeer Laba Gacmood Oo Hagbad Ah Ayaynu Galnay Oo Way Dhammaadeen, KULMIYE-na Waa Xisbi Qaran’