Waxaa maanta Magaalada Gocondhaale kula hadlay warbaahinta odayaasha iyo waxgarada Beesha reer Hagar oo kamid ah beelaha Axmed Garaad.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Odayaasha Deegaanka Gocondhaale waxaa ay Sheegen in Ninka Geestay Dilka labada qof uu Ka soo Duulay Deegaanka Ceegaag ee beesha Hayaag.islamarkaana ka reer Gocodhaale ahaan ay ilaa hada Ku Dadaalayan ilaalinta nabada.