De Deg Daawo Wasiir Somaliland Ah Oo Arrin yaab Leh Soo Bandhigay!?

Wasiir Kamid ah maamulkii siilaanyo kana mid ah xubnaha Reer awdal ugu jira maamulka somaliland ayaa ka hadlay arrimo badan.

HaLKAN KA DAAWO VIDEO

Ex wasiir abgaal waxaa uu ugu horeen ka dayriyay xaalada maamulka Somaliland Usheegay in ay hada marayso meel Cakiran oo adag.

Ugu Danbayn waxaa uu sheegay Siyaasi Abgaal in Mudadii uu wasiirka ka ahaa somaliland uu ka bixi waayay xanuun islamarkaana uu ladnaaday markii uu isaga baxay golaha wasiirada maamulaasi,