600 Deg Deg:-Magaca ninkii isku qarxiyay Hotelka Dusit ee magaalada Nairobi oo la shaaciyay | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:-Magaca ninkii isku qarxiyay Hotelka Dusit ee magaalada Nairobi oo la shaaciyay

Baarayaasha weerarkii talaadadii Al Shabaab ku qaadeen hotelka Dusit ee magaalada Nairobi ayaa aqoonsaday ninkii isku qarxiyay  hotelka kahor inta uusan bilaaban weerarkii tooska ahaa.

War kasoo baxay booliiska Kenya ayaa lagu sheegay in Mahir Khalid oo kasoo jeeda magaalada Mombasa uu ahaa ruuxii isku qarxiyay Hotelka Dusit, waxa uuna ninkan katirsanaa guutada Jaysh Ayman ee ka dagaalanta gudaha Kenya.

Muuqaal ay duubtay kaamirada qarsoon ee CCTV ayaa laga dhax arkayay ninkan oo ku hadlaya telfoon kahor inta uusan isku dhax qarxin maqaayad kutaala Hotelka Dusit ee kuyaala xaafada Westland.Advertisement

Al Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada weerarkii ka dhacay magaalada Nairobi oo lagu dilay dad ka badan 20-ruux, waxaana weerarkaasi booliiska Kenya u xireen dad badan oo la tuhmayo.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Kenya Oo Soo Saartay Qoraal u muuqda ku Digasho Dagaalka Somalida ku dhexmaraya Baladxaawo
- Jan 25, 2021
Dowladda Kenya ayaa war rasmi ah oo kasoo saartay dagaalladii xalay illaa saaka ka ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Soo Qabatay Maxabiis badan ay Ku sheegtay Ciidanka Jubaland
- Jan 25, 2021

Deg Deg Daawo:Ciidanka Jubaland Oo Gudaha Baladxaawo Isaga Duubay Muqaal.
- Jan 25, 2021
Ciidanka Jubaland ee Gudaha u galay magaalada Baladxaawo ayaa muqaal iskaga duubay Gudaha ...
Deg Deg:Dagaal Culus Oo Ka socda Balad-xaawo iyo Saraakiil lagu Dilay,
- Jan 25, 2021
Dagaal culus ayaa xalay ilaa saaka ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, ...
Daawo:Faysal Cali Waraabe”Hargaysa Gudaafad Bay Noqotay
- Jan 24, 2021