Deg-deg Daawo Video: Garoowe Waxaa Kusoo qul-qulaya siyaasiyiinta dhulbahante Sababta Ogow?

Garoowe waxaa manta siwayn loogu soo dhaweeyay Ex Xildhibaan Mudane Cabdilaahi Xasan dhooble oo kamid ahaa xildhibaanadii hore ee baarlamankii 9aad DFS Ee Xukuumadii Xassan sheikh maxmud.

Halkan ka daawo Video

Ex Xildhibaan Cabdilahi Xasan Dhooble Ayaa kazoo degey Garoonka diyaaradahu ka haadan kana soo degaan ee gen. maxamed abshir Aripot  garoowe iyadoona looso galbiyay gudaha caasimada puntladn ee garoowe.

Ugu Horeyntii waxaa warbaahinta hadala kooban oo soo dhawaynta siiyay  Boqor Cabdilahi axmed cali,xil axmed xarir gaas iyo waxgarad kale iyagoona si wada jira usoo dhaweeyay mudane cabdilahi xasan dhooble.