600 Nabadoon wax kasoo dhisay Baarlamaanka Somalia ayaa garsoor udoontay Alshabaab kadibna way xireen | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Nabadoon wax kasoo dhisay Baarlamaanka Somalia ayaa garsoor udoontay Alshabaab kadibna way xireen

Nabadoon Axmed  Cali oo loo yaqaano (Axmeey) kana mid ahaa ergooyinkii soo xulay Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la sheegayaa in haatan lagu la’yahay deegaanka Luuqjeelow oo ay maamulaan Dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Warar aan helnay ayaa sheegaya in Nadoonka isaga uu lugihiisa ugu tagay Al-Shabaab, isagoo cabasho ah, garsoorna raadinaya, kadibna Shabaabkuna ay aqoonsadeen sidaasina ay ku xirteen.

Qaar ka mid ah ehelada Nadoonka oo aan la xiriirnay ayaa Inoo sheegay in 72-dii saac ee la soo dhaafay uu ku jiray Gacanta Al-Shabaab, islamarkaana markii ugu war dambeysay inta laga qaaday luuq jeelow, ayaa la sheegay in loo ka xeeyay deegaanka Buqaqable.

Arintan ayaa ka dambeysay kadib markii uu muran dhex maray Gabar uu isaga dhalay iyo Seygeeda, iyadoona labadooda dacwad u doontay Al-Shabaab, kadibna lagu amray in ay u yeeraan aabayaashooda, sidaasi darteedna uu nadoonka u doodaya gabadhiisa halkaasi lagu xiray.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Puntland Oo Ciidan Amar Gaar ah Qaba U dirtay Badhan
- Jan 24, 2021
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland, oo maalmo ka hor gaaray degmada Badhan, ayaa si ...
Fadeexad weyn: Dhaqaalle Xoogan Oo Bilkasta Barlamaanka Soomaaliya iyo Shaqaalaha Dawladu Siiyan Alshabaab.
- Jan 23, 2021
Xog hoose oo KhaatumoNews.com uu siiyay mid kamid ah Barlamaanka Soomaaliya, ee wakhtigiisu ...
Daawo:Musharax Beesha Isaaq Ka dhex Hadlayso Oo Fagaaraha la yimid Isaaq hala siiyo Magdhow,
- Jan 23, 2021

DAAWO:-Horgal Qambi Oo Ka Hadlay Ninkii Habar Jeclo Duleedka Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 22, 2021

Deg Deg:Geeli Habar Jeclo laga Dhacay Oo La qabtay,
- Jan 22, 2021
Waxgaradka Buuhoodle, ayaa soo qabtay geel Laga dhacay Beesha Habar Jeclo oo dhawaan geelaas ...