Waxaa Maanta Magaalada Laascaanood Lagu Dhaawacay Dr Obsiiye oo kamid ah Dhakhaatiirka ugu caansan Gobolkaasi.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Dr Obsiiye oo Kamid ah haldoorka Gobolka ayaa Dhaawac Madaxa ah waxaa Gaadhsiiyay Mid kamid ah maleeshiyada SNM.
“Anigu waxaan u jiray wax ka yar shan talaabo markii dhaawaca Dr obsiiye soo gaaadhay waxaan arkaayay Dr obsiiye iyo askari labisan oo wada tagan balse cabaar kadib askarigii qoriga liifkiisa ayuu madaxa kaga dhuftay Dr obsiiye waxaana loola cararay dhanka dhakhtarka mana aqaan wax la is yidhi’ayu yidhi Goobjooge La hadlaayay Khaatumonews.com
