Daawo Muqaalka:Dawlada Somalia Oo Booqatay Xerada Xalane Oo Dhawaan la Duqeeyay,

Wasiirka Arrimaha dibada dawlada Soomaaliya Ayaa booqday Xarunta Qaramada Midoobe ku dhex taal Xerada xalane.

HALKAN KA DAAAWO VIDEO

Xalane oo ah taliska UN-ka ayaa dhawaan waxaa Lagu duqeeyay Madhaafiic culus iyadoo duqaynta ay sheegatay xarakada alshabab.