Maanta magaalada baydhhabo waxaa ka socda xaflad lagu caleema saaraayo madaxweynaha maamulka koonfur galbeed mudane cabdicasiis lafta gareen.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Caleema saarka madaxweynaha waxaa ka qeyb galay madaxweynaha qaranka mudane Farmaajo iyo madaxweynaha Hirshabeele Mr Awaare.iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland.

Caleema saarkan waxaan ka soo qeyb galin madaxweynayaasha Maamulada Puntland Deni iyo Jubaland axmed madoobe iyo madaxweynaha galmudug axmed ducaale xaaf.

Xog ay heshay khaatumo news ayaa daaha ka rogtay in uu jiro Heshiis hoose oo madaxweynayaasha ka dhexeeya oo ah go aan ku duugan in aysan ka soo muuqan fagaaraha baydhabo oo ay u arkan mid halis ku ah.

Waxaa is weydin mudan oo hadaba dadku ku wareeren Sababta madaxweyne Deni uga soo qeyb gali waayay dadka ayaa qaarba si ku micneeyen ka soo qeyb gala aanta deni ee Xaflada waxaana dadku ubadiyen in uu ka soo bixi kari waayay Garoowe arrimo la xidhiidha isbadelka maamulka oo ilaa hada aan caga dhigan balse waxaa is weydin mudan iyana sababta farmaajo u dano ka weyn kuwa Deni uga soo Bixi waayay Garoowe ugu dayacay caleema saarka Lafta Garen oo Denina u diiday balse waxaa ay kusoo ururtay xogtu Dan saas u weyn in uusan Deni u hayn caleema saarka Lafta Gareen balse uu Aad u daneenaayo Danta maamulada sida Galmudug jubaland isagoona si aan indhaha shacabku ugu soo jeesan u diray koox maqaar saar ah oo u hogaaminaayo Karaash,