600 Deg Deg Dawo sawiro:Maydka Ragii Weerarka Ka Geestay Nairobi | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Dawo sawiro:Maydka Ragii Weerarka Ka Geestay Nairobi

Waxaa la soo bandhigay Meydadka qaar ka mid ah dableydii hubeysneyd ee shalay gelinkii dambe gudaha u galay Hotelka DusitD2 oo ku yaalla degaanka Westland ee magaalada Nairobi

Dowlada Kenya ayaa goor dhow shaacisay inuu dhamaaday howlgal saacado badan qaatay oo lagu soo afjarayey weerarkan, lana laayey dhamaan dableydii soo qaaday weerarka.

Afar dabley aad u hubeysan oo gudaha u soo galayay Hotelka ayaa bilaabay toogasho sida ay muujisay Kaamirada Qarsoon ee loo yaqaano CCTV.

Booliska ayaa wada baaritaano ku aadan ragga weerarka geystay, waxaana goobta weerarka lagu arkay khubarada aqoonta u leh baaritaanka faraha.

Sidoo kale waxaa la soo bandhigay qoryo iyo qalab kale oo ay wateen raga weerarka soo qaaday oo u muuqday kuwo muddo si weyn loo soo diyaariyey.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...
Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Khaatumonews.com
- Jan 19, 2021
Shabakada Caalamiga Ah Khaatumonews.com waxay dib u furtay mudo bilo ah kadib qeybaha Fariimaha ...
Dawlada Somalia Dacweysay Saraakiil Cadaan ah Oo Somaliland Safar Tuugo ah Ku Gaysay Laascaanood,
- Jan 18, 2021
Maamulka Somaliland, oo dhawaan Deegaano kamid SSC, ka bilabaay isdiiwangalinta Golaha Deegaanka iyo Wakiilaha ...
DAAWO:SNM Oo Shaacisay siday ugu fashilantay Diiwangali Ka dhacda Buuhoodle iyo Lix Magaalo oo Hoostaga,
- Jan 18, 2021
Maamul Beeleedka SNM, ayaa shaaciyay sida ay ugu fashilmen Diiwaangalin maamulkaasi ka fuliyo ...
Deg Deg; Daawo Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas
- Jan 18, 2021
Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas https://www.youtube.com/watch?v=aJ5-o9ptfBA