Daawo Video:Sir Maxamud Oo Hees Ku Karbaashay Muuse Biixi.
Gabaykii lagu xidhay abwaan abees ayaa loo badelay hees iyadoo lagu garaacay hogaamiyaha maamulka somaliland Muuse Biixi cabdi.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Heestan waxaa ku codeeyay una Rogay gabaygii Hees Kulul Fanaanka weyn ee Sir Maxamuud.

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.