600 Deg Deg:Qarax Ka Dhacay Xamar iyo Masuuliyiin Ku Dhintay. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Qarax Ka Dhacay Xamar iyo Masuuliyiin Ku Dhintay.

Waxaa maanta qarax miino oo wadada dhinaceeda lagu aasay ka dhacay xaafada Gubta ee degmada Dayniile, waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Sida aan wararka ku helnay qaraxan ayaa lala eegtay Gudoomiye laameed katirsan Waaxda Barwaaqo ee degmada Dayniile, waxaana masuulkan qaraxa lala eegtay la sheegay in uu lugeenayay halka uu qaraxu ka dhacay.

Inta la xaqiijiyay qaraxan waxaa ku dhintay Cali Saalax oo ahaa Gudoomiye Laameed katirsan Degmada Dayniile, waxaa sidoo kale qaraxa ku dhaawacmay nin kale oo la socday Gudoomiye Laameed.

Ciidamada amaanka ayaa howlgalo aan natiijo kasoo bixin ka sameeyay goobta uu qaraxy ka dhacay, waxaana qaraxan uu noqonayaa kii ugu horeeyay ee mudooyinkan ka dhacda Waaxda Barwaaqo ee degmada Dayniile

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo::Puntland Oo Soo Bandhigtay Ciidankii Dib u Qabsan Lahaa Sool,
- Jan 17, 2021
Xukumadda Madaxweyne Siciid Deni ayaa Labadi Sane ugu danbysay waday Qorshaha dhisme ciidan ...
Daawo Somaliland oo bilowday si hoose inay u dhacdo guryaha qurbajooga SSC ee laascaanood
- Jan 17, 2021
Daawo Somaliland oo bilowday si hoose inay u dhacdo guryaha qurbajooga SSC ee laascaanood
Deg Deg Daawo:Cali Mahdi oo Ka Digay Halis dhici karta Hadii Lagaadho 8 February,
- Jan 17, 2021
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Mahdi Maxamed oo wareysi gaar ah siiyey TV-ga ...
Deg Deg:Itoobiya Oo wefti Culus usoo Dirtay Buuhoodle.
- Jan 17, 2021
Wafti ka socda Dawlad deegaanka somalida oo ka Qayb lixaad leh ka Qaatay Nabadta ...
Deg Deg Daawo Xildhibaan Mahad Salaad Oo Dhaliil Kulul Uu Jeediye Farmaajo
- Jan 17, 2021
https://www.youtube.com/watch?v=hPrCNCYuPSE