600 Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Saaka Ka Baxay Muqdisho iyo Halkuu Ku Wajahan yahay | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Saaka Ka Baxay Muqdisho iyo Halkuu Ku Wajahan yahay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa in Saacadaha soo socda uu u ambabaxo Magalada Baydhabo ee Xarunta KMG u ah Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.

U jeedka safarka Madaxweynaha ee Baydhabo ayaa lagu sheegay in uu halkaasi uga qeybgeli doono caleemo-saarka Madaxweynaha Cusub ee Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen)

Madaxweynaha ayaa waxaa wehlin doona Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka,Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada,kuwaas oo dhamaantooda ka qeybgeli doona caleemo-saarka.

Maalin ka hor ayaa waxaa Baydhabo tagtay Diyaarad siday Ciidamo ka tirsan kuwa ilaalada Madaxtooyada,kuwaas oo horudhac u ah safarka Madaxweynaha uu ku tegi doono Magalada Baydhabo.

Wararka aan ka heleyno Magalada Baydhabo ayaa waxa ay sheegayaan in Magalada Baydhabo ay ka socoto diyaar garoowga soo dhaweynta Madaxweynaha iyo qaban qaabada Xaflada Caleemo-saarka oo la filayo inay dhacdo 16 Bishaan.

Madaxweynaha Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen) ayaa Magalada Baydhabo waxaa lagu doortay 19-ki Bishii December sanakii tegay ee 2018.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Kenya Oo Soo Saartay Qoraal u muuqda ku Digasho Dagaalka Somalida ku dhexmaraya Baladxaawo
- Jan 25, 2021
Dowladda Kenya ayaa war rasmi ah oo kasoo saartay dagaalladii xalay illaa saaka ka ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Soo Qabatay Maxabiis badan ay Ku sheegtay Ciidanka Jubaland
- Jan 25, 2021

Deg Deg Daawo:Ciidanka Jubaland Oo Gudaha Baladxaawo Isaga Duubay Muqaal.
- Jan 25, 2021
Ciidanka Jubaland ee Gudaha u galay magaalada Baladxaawo ayaa muqaal iskaga duubay Gudaha ...
Deg Deg:Dagaal Culus Oo Ka socda Balad-xaawo iyo Saraakiil lagu Dilay,
- Jan 25, 2021
Dagaal culus ayaa xalay ilaa saaka ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, ...
Daawo:Faysal Cali Waraabe”Hargaysa Gudaafad Bay Noqotay
- Jan 24, 2021