Deg Deg Daawo Video:Somaliland Oo Soo Saartay Amar Halis Ku ah jaamacadaha,

Maamulka somaliland ee U Hogaamiyo askariga Muuse Biixi cabdi ayaa Soo Saaray Go aan Dhabar jab ku ah Aqoonyahanka iyo Jaamacadaha.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuse iyo maamulkiisa ayaa sheegay inay joojiye in wax jaamacad cusub ah laga furo deegaanka somaliland aan ka ahayn inta hada furan.