Deg Deg Daawo:-Shacabka Hargaysa Oo Fariin udiray Muuse Biixi

Bulsho weynta Reer Hargaysa ayaa hogaamiyaha maamulka somaliland muuse biixi u diray dalab ku aadan kala diriska barlamaanka maamulkaasi iyo golaha deegaanka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Fariintan shacabka ayaa imaanasa xili ay taagan tahay xiisad culus oo la xidhiidha Doorashada golaaha wakiilada maamulkaasi iyo golaha deegaanka.