Deg Deg Daawo :Karaash iyo Wefti La Socda Oo Ka Baxay Garoowe Hada
January 15, 2019
Garoowe(Khaatumonews)wafdiga ay hoggaaminayaan Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Karaash iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Cabdixakiin Maxamed Dhoobo-daareed ayaa goor dhow u ambabaxay magaalada Baydhabo.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wafdiga ka socda Puntland ayaa halkaas oo ay uga qaybgalaya caleemasaarka madaxweynaha dowlad-gobolleedka Koonfurgalbeed, Cabdicasiis Xassan Laftagareen.
Madaxwaynaha Cusub ee puntland ayaa dhowaan meesha ka saaray Khilaafkii u dhexeeyay Dawladda dhexe iyo Puntland kadib markii uu xilka Baneeyay C.wali Gaas.
