Waxaa maanta magaalada Baydhabo soo gaadhay wefti u hogaaminaayo madaxweyne ku xigeenka maamulka puntland axmed cilmi axmed karaash.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Weftiga Karaash oo ka qeyb galaaya Caleema saarka madaxweynaha koonfur galbeed Cabdicasiis Lafta gareen ayaa loogu soodhaweeyay baydhabo si balaadhan oo aan loo kala hadhin.
