Deg Deg Daawo Video::-Xildhibaan Jangeli Oo Ka Cadhaysiiyay Farmaajo”Lama aamini karo’

Xildhibaan Jangeli oo kamid ah xubnaha barlamaanka fadaraalka soomaaliya ee laga soo doorto ssc ayaa ka hor yimid xeerka Maamulka Bangiga Dhexe oo maanta in ka badan 150 xildhibaan meel mariyeen in ajaanib maamuli karto.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Jangeli ayaa sheegay in aan la aqbali karinlana aamini karin hadii qorshaha barlamaanka maanta loo hor keenay xeerka loona meel mariyay uu yahay in loo dhibo Ajaanib baanka dhexe soomaaliya.