Deg Deg Daawo Video:Gaas Oo Xilkii Ku Wareejiyay Deni iyo Hadalo Yaab Leh Oo Ka dhacay Goobta.

Madaxwaynihii Hore ee Puntland Ayaa Maanta Xilka Wareejiyey Waxaana uu Yidhi (Shacabka Puntland iyo Kuwa Somaliyeedba Waxaan ka Codsanayaa inay I Cafiyaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxwaynaha Cusub ee Puntland oo Maanta Xilka la Wareegay Ayaa Isna Yidhi (Ma Jiri Doono Dulqaadkii Cabdi Wali)H

Qodobka Koobaad Cabdiwali Gaas Wuxuu Og Yahay inuu Khaladaad Sameeyey Sidaas Darteedna uu Cafis Dalbaday.

Qodobka Labaad Madaxwaynaha Cusub ee Puntland Wuxuu Cadeeyey inuu Jiri Doono Xadhig adag oo uu Ku Qaban Doono Cidiu Uu U Arko inay Dariiq Khaldan Hayaan.