Daawo Video:Xildhibaan Sakariye”Farmaajo Waxaanu Ka Rabna Kitaabkii lagu Dhaarin Lahaa Ninka ama Gabarta Ajanabiga ah’

Xildhibaan Sakariye ayaa si kulul uga hadlay go aankii maanta barlamaanka soomaaliya meel mariyen.

hALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaank oo ka hadlaaya go aankaasi ayaa yidhi”Ninka Ajnabiga ah ee Bankiga dhexe loo dhiibayo Xukuumadda waxaan ka rabnaa Kitaabkii ay ku dhaarin lahayd”