Xildhibaan cabdi shire cayaar jecel oo kamid ah barlamaana soomaaliya ayaa si qarar uga hadlay xeerka maanta barlamaaanka soomaaliya meel mariyeen oo dhigaya in ajaanib loo dhiibo Baanka dhexe soomaaliya.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Ciyaar jecel ayaa sheegay in xeerkan ay soo gudbiyen soona ansixiyen golaha wasiirada soomaaliya oo hore xeerar halis badan u soo gudbiyay kuwaaso ay kamid ahaayen go aankii lagu dhiibay qalbi dhagax iyo go aankii loogu aqoonsaday ururka onlif argagixiso.
