Daawo Video:Abdinaasir Buuni Oo Sir Culus Kashifay & Faysal Cali Waraabe Oo Talo Ku Cadaatay’

Gudoomiye Ku xigeenkii Xisbiga Ucid Cabdinaasir Buuni oo shalay War kooban uu siiyay Warbaahinta ku sheegay in uu iska casilay xilkaasi ayaa maanta shir uu qabtay ku soo dhigay banaanka siro culus oo faysal cali waraabe ku noqotay qalbi xanuun.

HALKAN KA DAAWO VIDEO