Daawo Sawiro:Nimco Yaasin Oo Khaatumonews Soo Gaadhsiisay Sawiro.

Fanaanada Nimco yaasin caraale oo mudadan muran xoogan uu ka taagna Qabiilka ay ka soo jeedo ayaa shabakada Khaatumonews Soo gaadhsiisay sawiro hooyadeed iyo aabeheed ay ku sheegayso

Nimco waxaa isku haysta Beelaha yibraha iyo Sacad Muuse.ee Isaaq.