Deg Deg:Warqadii Labaad Oo Ka Soo Baxday Madaxtooyada Deni Todobaad Gudihiis
Madaxweynaha la doortay ee dowlad goboleedka Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray wareegto lagu joojinayo canshuur dhaaf iyo cashuur dhimis loo samayn jiray hay’adaha Maamulka iyo kuwa gaarka loo leeyahay.
Wareegtada oo ah tii labaad ee uu soo saaro Madaxweyne Saciid Deni tan iyo markii sgan cisho ka hor loo doortay xilka ayaa waxaa la ogeysiiyay Wasaaradda Maaliyadda, hay’addaha caalamiga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.